Main menu

Pages

New Era Community Collage

 Waa maalin kale oo xaflad qurux badan ay ku qabsoontay #Hoolka Xafladaha Tufaax Restaurant at Hotel Guuleed waxaa ku qabsaday New Era Community Collage waxayna kuso idlaatay jawi deggan iyo farxad haddaba macaamiil adiguna kaalay ku qabso xafladaha oo sii ballanso inta uusan kaa buuxsamin , waliba iskuulada iyo dugsiyada Quraanka waxaan u haynaa qiimo dhimis ay ku farxi doonaan


Hoolka Xafladaha Tufaax Restaurant at Hotel Guuleed


Hoolka Xafladaha Tufaax Restaurant at Hotel Guuleed

Comments