Main menu

Pages

Al-manhal Primary & Secondary School

 Ardayda dhameysatay imtixaanka Fasalka 8aad 2023/2024 ayuu Al-manhal Primary & Secondary School Xaflad qurux badan ugu sameyeey Hotel Guuleed taasi oo kusoo dhamaatay jawi deggan iyo farxad. Tufaax Restaurant and Hotel Guuleed waxay idin leeyihiin guuleysta insha allah.

Haddaba macaamiil kaalay adiguna ku qabso xafladaha inta uusan kaa buuxsamin, si gaar ah iskuulada iyo macaahidda waxaan u haynaa qiimo dhimis ay ku farxi doonaan ballanteennu waa Hoolka xafladaha Hotel Guuleed.


Hoolka-Xafladaha-Tufaax-Restaurant-and-Hotel-Guuleed00

Hoolka-Xafladaha-Tufaax-Restaurant-and-Hotel-Guuleed

Comments