Hoolka Xafladaha Hotel Guuleed
Dhamaan Bahda waxbarashada ( Jaamcadaha, iskuulada, Dusgsiyada Quraanka, Mac-hadyada ) waxaan ugu bishaareynaa inaan u diyaarinay 2 #Hool oo qurux badan waliba #Qiimo dhimis u sameynay Haddaba hore u gaar oo sii ballanso inta uusan kaa buuxsamin.
dhanka kale kama maqna xafladihii
Comments
Post a Comment