Main menu

Pages

Darul_Quraan_wa_sunnah

Waa maalin kale oo xaflad qurux badan ay ku qabsoontay #Hoolka Xafladaha Tufaax Restaurant at Hotel Guuleed waxaa ku qabsaday Machadka #Darul_Quraan_wa_sunnah waxayna kuso idlaatay jawi deggan iyo farxad haddaba macaamiil adiguna kaalay ku qabso xafladaha oo sii ballanso inta uusan kaa buuxsamin , waliba iskuulada iyo dugsiyada Quraanka waxaan u haynaa qiimo dhimis ay ku farxi doonaan

 #Amaano_iyo_adeeg_hufan waa astaanteenna

Darul Quran Wa sunnah


Comments