Main menu

Pages

Machadka_Al_risaala

 Waa maalin kale oo xaflad qurux badan ay ku qabsoontay #Hoolka Xafladaha Tufaax Restaurant at Hotel Guuleed waxaa ku qabsaday #Machadka_Al_risaala waxayna kuso idlaatay jawi deggan iyo farxad haddaba macaamiil adiguna kaalay ku qabso xafladaha oo sii ballanso inta uusan kaa buuxsamin , waliba iskuulada iyo dugsiyada Quraanka waxaan u haynaa qiimo dhimis ay ku farxi doonaan

#Amaano_iyo_adeeg_hufan waa astaanteenna

Machadka al risaala



Comments