Main menu

Pages

Machadka Al jowdah

waa maalin kale oo xaflad qurux badan ay ku qabsoontay hoolka Tufaax Restaurant at Hotel Guuleed waxaa ku qabsaday Machadka Al jowdah waxay kusoo idlaatay jawi deggan iyo farxad , haddaba macaamiil adiguna kaalay ku qabso xafladaha hoolka Tufaax Restaurant oo sii ballanso inta uusan kaa buuxsamin 


Tufaax Restaurant at Hotel Guuleed


Comments