Main menu

Pages

Juice fresh ah

 #Kuleylaha mar haddii la gaaro jirku wuxuu u baahan yahay in lagu quudiyo cabitaan kusoo celiyo dheecaanka ka baxo ee dhididka sidaa darteed Tufaax_Restaurant at Hotel Guuleed waxay kuu diyaarisay nooc kasta cabitaan ah oo ay naftu jeclaato oo laga sameeyey khudaar fresh ah , haddaba hadda soo dalbo oodaqiiqado gudahood ku hel . Waxaana adeeggaas kuu qaban doona oo #Free Delivery guriga ama xafiiska kuugu keeni doona APP_RIKAAB


Tufaax Restaurant at Hotel Guuleed


Comments