Main menu

Pages

Abjad School

 Waa maalin kale oo xaflad qurux badan ay ku qabsoontay hoolka Tufaax Restaurantnt at Hotel Guuleed waxaa ku qabsaday iskuulka Abjad Primary & Secondary School waxay kusoo idlaatay jawi deggan iyo farxad , haddaba macaamiil adiguna kaalay ku qabso xafladaha hoolka Tufaax Restaurant oo sii ballanso inta uusan kaa buuxsamin


Tufaax Restaurant at Hotel Guuleed




Comments