Main menu

Pages

Xaflad arday SOS children

waa maalin kale oo xaflad qurux badan ay ku qabsoontay hoolka Tufaax Restaurant at Hotel Guuleed waxaa ku qabsaday iskuulka SOS Children's Villages waxay kusoo idlaatay jawi deggan iyo farxad , haddaba macaamiil adigu na kaalay ku qabso xafladaha hoolka Tufaax Restaurant oo sii ballanso inta uusan kaa buuxsamin


Tufaax Restaurant at Hotel Guuleed





Comments