Main menu

Pages

Rabiicul ahli School iyo Tufaax Restaurant

 Rabiicul ahli School ayaa xaflad si heer sare ah loo agaasimay ku qabsaday hoolka tufaax restaurant 31/8/2023 kuna dhamaatay jawi daggan , macaamiil adna imoow oo ku qabso Aroosyada , sagootinta (Bye Bye) ama khaas ah intaba kusoo dhawoow Gacmo furan

Tufaax Restaurant at Hotel Guuleed

Comments