Main menu

Pages

Machadu Sunnah Huriwa

 Xaflad ka mid ah xafladaha ku qabsoomay hoolka Tufaax Restaurant at Hotel Guuleed sanadkan September 2023 waana Machadu Sunnah Huriwa taasi oo ku qabsoontay jawi deganaan iyo farxad ku dheehan tahay Hambayo ---- adiguna soo dhawoow macaamiil oo xafladahaaga halkan ku qabso Qiimo jaban iyo adeeg qurux badan ayaanu kuu diyaarineyna


Tufaax Restaurant at Hotel Guuleed




Comments