Main menu

Pages

Usoo dalxiis beerta Tufaax Restaurant

 Usoo dalxiis #Tufaax_Restaurant_Hotel_Guuleed  Jawi deggan, dhir cagaaran. maqalka codka shimbilraha iyo cunto macaan , waxaa kuu adeegi doona shaqaale loo carbiyey u khidmeynta macaamiisha , haddaba noo kaalay oo casuum ehelka iyo asxaabta si aad hesho xussus reeb idin farxad galiya

                                                                                                                      

Comments