Main menu

Pages

Tufaax Restaurant at Hotel Guuleed iyo casho fudud

Tufaax Restaurant at Hotel Guuleed  waxay kuu diyaarisay nooc waliba cunto ah sidoo cabitaano qaboow iyo kuleyl nooc waliba leh , waxaa intaa kuu dheer in tufaax restaurant waxay kuu haysaa hoolal loogu talo galay xafladaha qiimahooduna uu ku raali galin doono , dhanka kale cuntooyinka Tufaax restaurant oo dhsmeytiran waxaad ka iibsan kartaa   App Rikaab haddaba kusoo dhawoow gacmo furan iyo adeeg ku raali galiya


Tufaax Restaurant at Hotel Guuleed



Comments