Dhamaan Bahda waxbarashada ( Jaamcadaha,iskuulada, Dusgsiyada Quraanka, Mac-hadyada ) waxaan ugu bishaareynaa inaan u diyaarinay 2 #Hool oo qurux badan waliba qiimo dhimis u sameynay Haddaba hore u gaar oo sii ballanso inta uusan kaa buuxsamin.
dhanka kale kama maqna xafladihii
#Meherka
#aroosyada
#Sagootinta
#seminar
#Qalinjabinta
Amaano iyo adeeg hufan waa astaanteenna
Comments
Post a Comment