#Amaano_iyo_adeeg_hufan waa astaanteenna
Waa maalin kale oo xaflad qurux badan ay ku qabsoontay #Hoolka Xafladaha Tufaax Restaurant at Hotel Guuleed waxaa ku qabsaday dugsiga #daarul_quraan waxayna kuso idlaatay jawi deggan iyo farxad haddaba macaamiil adiguna kaalay ku qabso xafladaha oo sii ballanso inta uusan kaa buuxsamin , waliba iskuulada iyo dugsiyada Quraanka waxaan u haynaa qiimo dhimis ay ku farxi doonaan
Comments
Post a Comment