Main menu

Pages

Magan_technical_institute

 Waa maalin kale oo xaflad qurux badan ay ku qabsoontay #Hoolka Xafladaha Tufaax Restaurant at Hotel Guuleed waxaa ku qabsaday #Magan_technical_institute waxayna kuso idlaatay jawi deggan iyo farxad haddaba macaamiil adiguna kaalay ku qabso xafladaha oo sii ballanso inta uusan kaa buuxsamin , waliba iskuulada iyo dugsiyada Quraanka waxaan u haynaa qiimo dhimis ay ku farxi doonaan.

Hoolka Xafladaha Tufaax Restaurant at Hotel Guuleed

Hoolka Xafladaha Tufaax Restaurant at Hotel Guuleed



Comments