Main menu

Pages

معهد المجد للعلوم الشرعية والعربية

 Waa maalin kale oo xaflad qurux badan ay ku qabsoontay #Hoolka Xafladaha Tufaax Restaurant at Hotel Guuleed waxaa ku qabsaday معهد المجد للعلوم الشرعية والعربية waxayna kuso idlaatay jawi deggan iyo farxad haddaba macaamiil adiguna kaalay ku qabso xafladaha oo sii ballanso inta uusan kaa buuxsamin , waliba iskuulada iyo dugsiyada Quraanka waxaan u haynaa qiimo dhimis ay ku farxi doonaan

Hoolka Tufaax Restaurant and Hotel Guuleed


Comments