Main menu

Pages

Abjad Primary & Secondary School

 Waa maalin kale oo xaflad qurux badan ay ku qabsoontay #Hoolka Xafladaha Tufaax Restaurant at Hotel Guuleed waxaa ku qabsaday Abjad Primary & Secondary School waxayna kuso idlaatay jawi deggan iyo farxad haddaba macaamiil adiguna kaalay ku qabso xafladaha oo sii ballanso inta uusan kaa buuxsamin , waliba iskuulada iyo dugsiyada Quraanka waxaan u haynaa qiimo dhimis ay ku farxi doonaan

Hoolka Xafladaha Tufaax Restaurant at Hotel Guuleed


Comments