Main menu

Pages

Machadka_al_irshaad

  Waa maalin kale oo xaflad qurux badan ay ku qabsoontay hoolka Xafladaha Tufaax Restaurant at Hotel Guuleed waxaa ku qabsaday Machadka_al_irshaad waxayna kuso idlaatay jawi deggan iyo farxad haddaba macaamiil adiguna kaalay ku qabso xafladaha oo sii ballanso inta uusan kaa buuxsamin , waliba iskuulada iyo dugsiyada (Macaahidda) Quraanka waxaan u haynaa qiimo dhimis ay ku farxi doonaan

Tufaax Restaurant at Hotel Guuleed


Hoolka Xafladaha Tufaax Restaurant at Hotel Guuleed




Comments