Main menu

Pages

Hoolka Xafladaha Tufaax Restaurant

 Waa maalin kale oo xaflad qurux badan ay ku qabsoontay hoolka Xafladaha Tufaax Restaurant at Hotel Guuleed waxaa ku qabsaday #Machadka_Al_Xufaad -- معهدالحفاظ waxayna kuso idlaatay jawi deggan iyo farxad haddaba macaamiil adiguna kaalay ku qabso xafladaha oo sii ballanso inta uusan kaa buuxsamin , waliba iskuulada iyo dugsiyada Quraanka waxaan u haynaa qiimo dhimis ay ku farxi doonaan


Tufaax Restaurant at Hotel Guuleed

Tufaax Restaurant at Hotel Guuleed


Comments