Main menu

Pages

Midowga Dugsiyada Gobolka Banaadir

 Waxaa maanta guul kusoo idlaaday hoolka Xafladaha Tufaax Restaurant at Hotel Guuleed Seminar maalmo socday waxaana ku qabsaday Midowga Dugsiyada Gobolka Banaadir waxaan leenahay hambalyo intii ka faa'ideysatay tababarka. Haddaba macaamiil adiguna kaalay ku qabso xafladaha oo sii ballanso inta uusan kaa buuxsamin , waliba iskuulada iyo dugsiyada Quraanka waxaan u haynaa qiimo dhimis ay ku farxi doonaan

Tufaax Restaurant at Hotel Guuleed

Tufaax Restaurant at Hotel Guuleed


Comments