Main menu

Pages

Himmah School

 Waa maalin kale oo xaflad qurux badan lagu dhigay hoolka Tufaax_Restaurant at Hotel Guuleed waxaana  ku dhigtay مدرسة الهمة - Himmah School waxayna  kuso dhamaatay jawi deggan iyo farxad haddaba macaamiil adiguna kaalay ku qabso xafladaha oo sii ballanso inta uusan kaa buuxsamin , waliba iskuulada iyo dugsiyada Quraanka waxaan u haynaa qiimo dhimis ay ku farxi doonaan -- adeeg hufan iyo amaano waa astaanteenna.



Tufaax Restaurant at Hotel Guuleed


Tufaax Restaurant at Hotel Guuleed

Comments