Main menu

Pages

Seminar

 Sirtu adeegga ay kuu qabaneyso Tufaax Restaurant at Hotel Guuleed oo aad ka maqsuudi doonto markan waa qeybtii SEMINARKA, kulamada shaqada ama Xafladaha sagootinta Bye Bye waxay kuu diyaarisay goob Qurxoon oo leh jawi deggan , oo aad danahaaga ku bogan karto waxaa intaa kuu dheer inaad heli doonto nooc kasta oo cunto ah ay naftaadu hamiso --- haddaba macmiil waqti hore nasoo booqo.


Tufaax Restaurant at Hotel Guuleed


Comments