Main menu

Pages

Madarasa Sabiilu Rashaad




 waa maalin kale oo xaflad qurux badan ay ku qabsoontay hoolka Tufaax Restaurant at Hotel Guuleed waxaa ku qabsaday #Madarasa_Sabiilu_Rashaad waxay kuso idlaatay jawi deggan iyo farxad haddaba macaamiil adiguna kaalay ku qabso xafladaha oo sii ballanso inta uusan kaa buuxsamin , waliba iskuulada iyo dugsiyada Quraanka waxaan u haynaa qiimo dhimis ay ku farxi doonaan

                                           Tufaax Restaurant at Hotel Guuleed

Tufaax Restaurant at Hotel Guuleed

Comments