Main menu

Pages

Machadka Al-risaala

waa maalin kale oo xaflad qurux badan ay ku qabsoontay hoolka Tufaax Restaurant at Hotel Guuleed waxaa ku qabsaday Machadka Al-risaala waxay kuso idlaatay jawi deggan iyo farxad haddaba macaamiil adiguna kaalay ku qabso xafladaha oo sii ballanso inta uusan kaa buuxsamin , waliba iskuulada iyo dugsiyada Quraanka waxaan u haynaa qiimo dhimis ay ku farxi doonaan  -- adeeg hufan iyo amaano waa astaanteenna.


Tufaax Restaurant at Hotel Guuleed


Tufaax Restaurant at Hotel Guuleed


Tufaax Restaurant at Hotel Guuleed


Comments