Main menu

Pages

Dalxiiska Tufaax Restaurant

Maku daashay joogista Xafiiska ama Guriga , Tufaax Restaurant at Hotel Guuleed waxay kuu diyaarisay Beer aad ku nasato oo aad ku daal goyso ku qaadato waqtigaaga haddaba macaamiil noo kaalaya adiga ehelka iyo asxaabtaba oo waqti qurxan ku qaata -- waxaa kale oo kuu diyaar ah nooc kasta cunto ah oo aad jecleysataan - degdegsiimo iyo adeeg hufan waa astaanteenna



Comments