Main menu

Pages

Xafladda Al-abaadir school

 Xaflad ka mid ah xafladaha ku qabsoomay hoolka Tufaax Restaurant at Hotel Guuleed sanadkan September 2023 waana Al-abaadir school yaqshid-branch taasi oo ku qabsoontay jawi deganaan iyo farxad ku dheehan tahay Hambayo - adiguna soo dhawoow macaamiil oo xafladahaaga halkan ku qabso Qiimo jaban iyo adeeg qurux badan ayaanu kuu diyaarineyna

Tufaax Restaurant at Hotel Guuleed


Comments