Main menu

Pages

معهد المنهل للعلوم الشرعية

Xaflad kale oo aad loo agaasimay ayaa ku qabsoontay Hoolka Tufaax Restaurant waxaana ku qabsaday معهد المنهل للعلوم الشرعية waxay ku bilaabataya qurux waxayna ku dhamaatay farxad -- waxaan leenahay Ardayda iyo macallimiinta hamlayo hamlayo hamlayo -- haddaba macaamiil si aad u dhigato xaflad qurux badan sii ballanso hoolka Tufaax Restaurant inta uusan kaa buuxsamin


Tufaax Restaurant at Hotel Guuleed


Comments