Main menu

Pages

Al-kowkab Primary & Secondary School

waa maalin kale oo xaflad qurux badan ay ku qabsoontay hoolka Tufaax Restaurant at Hotel Guuleed waxaa ku qabsaday iskuulka Al-kowkab Primary & Secondary School waxay kusoo idlaatay jawi deggan iyo farxad , haddaba macaamiil adiguna kaalay ku qabso xafladaha hoolka Tufaax Restaurant oo sii ballanso inta uusan kaa buuxsamin



Comments